Boolo-badeed

Boolo

Boolo-badeed waa shimbir dalqo weyn leh oo afka biyo ama malaay(kalluun ) ku qaadata.

Shumbirtani waxay u badan tahay meelaha biyo deegeenka ah ama xeebaha. Shimbiraha noocan waxaa laga helaa aduunka oo dhan.