Boosaska kubada cagta

Boosaska kubbadda cagta, mid kasta oo ka mid ah 11ka ciyaartoy ee kooxda waxaa lagu meeleeyaa boos gaar ah oo garoonka ciyaarta ah.Kooxdu waxa ay ka kooban tahay hal goolhaye iyo toban ciyaartoy oo garoonka ka dhexdiisa buuxiya boosas kala duwan oo kale ah difaac, khad dhexe, iyo weerar kasoo ku xidhan hadba qaabka ciyaarta.Boosaska waxay tilmaamayaan doorka ciyaartoyga iyo goobta uu dhexdiisa.

Tixraac

  1. https://en.m.wikipedia.orghttps://wikious.com/so/Association_football_positions#Striker