Doox (Af Ingiriis : valley; Af Carabi : ar), loogu dhawaaqo wād (Af Carabi : ar), sidoo kale loo yaqaano Waadi (erey Af-Carabi ah) waa dhul joogiisu hooseeyo halkaas oo biyo mareen ah wakhtiga roob badan ka da'o dhulka joogiisu sareeyo.
Waxa jira noocyo badan oo Dooxyo ah kuwaasi oo sameeysan qaaban kala duwan, sida: qaabka V, iyo qaabka U. Dhamaan dooxyadu waxay ka soo bilaabmaan dhul joog sare leh sida buuraha.
Wikimedia Commons waxee heysaa war la xiriiro Doox. |
Ka fiiri doox Wiktionary, qaamuuska bilaashka ah. |
The term “wadi” (Arabic) is also used to designate a torrent valley... whereas others are torrents during the rainy season but dry up completely during the rainless season.Barameter aan la aqoon
|url-access=
ignored (caawin); Maqan ama ebar |title=
(caawin)
|title=
(caawin)
|title=
(caawin)