Naomi Campbell | |
---|---|
Ku dhashay | Naomi Elaine Campbell 22 Maajo 1970 Streatham, London |
Shaqada |
|
Sanadaha Shaqada | 1978–hada |
Partner(s) |
|
Ilmaha | 1 |
Modelling information | |
Hair colour | Madow |
Eye colour | Buuni |
Agency |
|
Xirfad muusik | |
Qalabka | Cod |
Calaamadaha | Epic |
Naomi Eliane Campbell (dhashay 22 Maajo 1970) waa model iyo atariisho Ingiriis ah. Waxay ku dhalatay Streatham, oo ah degmo ku taal Lambeth, London waxayna shaqadeeda bilawday 1980-tii. Waxay ka soo muuqatay in ka badan 500 oo daboolka joornaalka.
Campbell waxay ahayd mid ka mid ah lix moodelyasha oo jiilkeeda ah oo lagu dhawaaqay "super-moodel" adduunka moodada. Sida moodel madow ee ugu caansan waqtigeeda, Campbell waxa ay si cad uga hadashay shaqadeeda oo dhan iyada oo ka soo horjeeda eexda jinsiyadeed ee ka jirta warshadaha moodada. Nolosheeda gaarka ah ayaa si weyn loo wargeliyay, gaar ahaan xiriirka iyada iyo ragga caanka ah - oo ay ku jiraan feeryahan Mike Tyson iyo jilaaga Robert De Niro.
|title=
(caawin)
|url-status=
ignored (caawin); Hubi qiimaynta taariikhda: |access-date=, |date=
(caawin); Maqan ama ebar |title=
(caawin)
|url-status=
ignored (caawin); Hubi qiimaynta taariikhda: |access-date=, |date=
(caawin); Maqan ama ebar |title=
(caawin)
|access-date=, |date=
(caawin); Maqan ama ebar |title=
(caawin)
|ciwaan=
ignored (caawin); Hubi qiimaynta taariikhda: |access-date=
(caawin)
|access-date=, |date=
(caawin); Maqan ama ebar |title=
(caawin)