- Kani waa maqaal ku saabsan koox ka mid ah noolaha.
Brotista
|
|
Kala soocida cilmiga ah
|
Xukun:
|
Eukarya
|
|
Kooxo ka madax banaan
Supergroups and typical phyla
- Archaeplastida
- SAR supergroup
- Stramenopiles
- Alveolata
- Apicomplexa
- Ciliophora
- Dinoflagellata
- Rhizaria
- Cercozoa
- Foraminifera
- Radiolaria
- Excavate
- Euglenozoa
- Percolozoa
- Metamonad
- Amoebozoa
- Opisthokonta
Kuwo kale; kala saarka waa lagu kala duwan yahay
|
Brotista (Af Ingiriis : Protist; Af Carabi : ar; loogu dhawaaqo: /oʊtɨst/) (magaca Saynis paraphyletic) waa
koox balaadhan oo noole ka tirsan silsilada boqortooyooyinka nolosha. Brotista waa noole yar (ili-maqabatay ah) leh hal unug, kaasi oon lahayn waslad (ama xubno is-heystaa ama iskuxidhan). Wakhtiyadii hore waxaa kooxdan lagu dari jiray dhinaca boqortooyada Brotistai, laakiin xadaarada iyo Sayniska cusub ee maanta waxaa loo aqoonsaday in Brotista ka tirsan tahay lafdhabar la'leyda (noolaha aan lahay lafdhabarka). Eray u dhigma Protoctista ayaa loo adeegsadaa noolahaan hay'ado iyo machadyo kala duwan.
Qeybaha Boqortooyooyinka
In kastoo kala qeybinta kooxaha boqortooyada ee biyoloji lagu kala duwan yahay, wadanka Maraykanka iyo Kanada waxay qeybahaasi ka dhigaan ilaa lix kooxood (Xayawaan, Dhir, Fungi, Brotista, Arjaeya, Bakteriya); halka wadanada ay ka mid yihiin Ingiriiska, Hindiya, Australia, Latin Amerika, meelo badan oo Afrika ah iyo wadano kale waxay aqoonsadeen kaliya shan koox oo ka tirsan boqortooyada, kuwaasi oo kala ah: Xayawaanka, Dhirta, Fungiga, Brotistaha iyo Bakteriyada.
Qoraalo Kale
Tixraac
- ↑ Adl Sina M.; et al. "Nuqul Archive" (PDF). Journal of Eukaryotic Microbiology. 59 (5): 429–514. doi:10.1111/j.1550-7408.2012.00644.x. Waxaa laga kaydiyay the original (PDF) 2013-12-16. Soo qaatay 2015-12-27.
- ↑ Gooday, A. J. Advances in marine biology. 46: 1–90. PMID 14601411. doi:10.1016/s0065-2881(03)46002-1.
- ↑ Kirk, N. L.; Ritson-Williams, R.; Coffroth, M. A.; Miller, M. W.; Fogarty, N. D.; Santos, S. R. PLoS ONE. 8 (11): e80618. PMC 3833926. PMID 24260438. doi:10.1371/journal.pone.0080618 //www.ncbi.nlm.nih.gov/pmc/articles/PMC3833926.
- ↑ Zhao, Y.; Gentekaki, E.; Yi, Z.; Lin, X. PLoS ONE. 8 (10): e77044. PMC 3812207. PMID 24204730. doi:10.1371/journal.pone.0077044 //www.ncbi.nlm.nih.gov/pmc/articles/PMC3812207.
- ↑ Miloslavich, P.; Díaz, J. M.; Klein, E.; Alvarado, J. J.; Díaz, C.; Gobin, J.; Escobar-Briones, E.; Cruz-Motta, J. J.; Weil, E.; Cortés, J.; Bastidas, A. C.; Robertson, R.; Zapata, F.; Martín, A.; Castillo, J.; Kazandjian, A.; Ortiz, M. PLoS ONE. 5 (8): e11916. PMC 2914069. PMID 20689856. doi:10.1371/journal.pone.0011916 //www.ncbi.nlm.nih.gov/pmc/articles/PMC2914069.
- ↑ Martínez-Girón, R; Ribas-Barceló, A. Diagnostic Cytopathology. 35 (1): 32–3. PMID 17173305. doi:10.1002/dc.20584 http://www.researchgate.net/publication/6627376_Pitfall_in_sputum_cytology_protoctista_resembling_adenocarcinoma_cells.
- ↑ Osaka, T; Beika, A; Hattori, A; Kohno, Y; Kato, K. H.; Mizutani, T. "Nuqul Archive" (PDF). Biochemical and Biophysical Research Communications. 300 (1): 236–40. PMID 12480549. doi:10.1016/S0006-291X(02)02806-1. Waxaa laga kaydiyay the original (PDF) 2016-03-03. Soo qaatay 2015-12-27.
- ↑ Huber M, Knottnerus JA, Green, L., van der Horst H, Jadad AR, Kromhout D, Smid H. BMJ 2011; 343 (d4163) http://savenhshomeopathy.org/wp-content/uploads/2012/09/Huber-Definition-Health-BMJ-21.pdf Archived Oktoobar 19, 2020 // Wayback Machine