Saam

saam waa curadkii waynaa ee nabi aadan calyhi salaam waxaa ku abtirsada saamiyiiyiinta

islaamka muxuuu ka yiri

  • في القرآن: «وَجَعَلْنَا ذُرِّيَّتَهُ هُمُ الْبَاقِينَ»، ibni cabaas  "caruurtii nuux kaliyaa ka hartay ".
  • رtarmadi waxalaga wariya inuu yiri nabiga sc w waxaa laga wariyay ‏«saam waa aabaha carabta, yaafith waa aabaha ruumaanka, xaamna waa aabaha xabashida»

Ilmihiisii 

arfakh-shad, iram, aashoor, ciilaam, iyo laawid

tixraac 

  1. رواه الترمذي وقال:حديث حسن، رقم: 3931.